Jump to content

Wikipedia:Maqaalo la codsaday

Ka Wikipedia
The printable version is no longer supported and may have rendering errors. Please update your browser bookmarks and please use the default browser print function instead.
Sida loo codsado maqaal

Marka ugu horeeysa, fadlan raac talaabooyinkan:

  • Raadi Wikipedia (ama isticmaal Barta Waxraadinta Internetka). Hadii maqaalku ku jiro meeshan waxaad arki Ciwaanka maqaalkaas.
  • Sax hingaada qoraalka aad raadinayso.
  • Mararka qaar ciwaanka maqaalku wuxuu noqon karaa mid ka duwan sida aad adigu u taqaano, marka ku fiiri ereyo kale oo u micno dhow.

Marka xiga, si taxadir leh u fiiri dhamaan ciwaanada kaag soo baxa boga waxraadinta.

Ma rabtaa inaad sameeyso maqaal?

Hadii aad maqaal horay u diyaarisay, waxaad qoraalkaaga barbardhigtaa nidaamka waxqorista haboon ee Wikipedia adigoo fiirinaya Sida loo habeeyo maqaalada cusub.

Sida wax loo bedelo

Fadlan buuxi codsiyadan hoos ku xusan!

  • Qoraalkaagu ha ahaado mid la fahmi karo oo dadka oo dhan akhin karaaan.
  • Tixgeli nidaamka waxqorista caalamiga ah, qoraalkaaga u samee sida ugu saxsan.
  • Boga aad sameeysay ha ahaado mid faa'iido u leh bulshada ku hadasha Af-Soomaaliga.
  • Waa hubaal ma rabtid inaad wakhtigaaga ku lumiso wax macno daro ah, ama afxumeynta dad kale.

Hello, I am Ibrahim Nader, a photographer