BBCSomali.com
great lakes
swahili
french
arabic
brasil
hausa
portugues for africa
Other Languages
 
30 Nofembar, 2007, 11:12 GMT; 14:12 SGA
 
Boggan email ugu dir saaxiib Daabac
Weerar ka dhacay gobolka Hiiraan
 

 
 
beledweyne
Beledweyne waxa ay ku taala bartamaha Somalia
Askari ka tirsanaa ciIdamadda maamulka gobolka Hiiraan ayaa ku dhintay mid kalena waa ku dhaawcmay markii koox hubeysan ay weerar ku qaadeen, isgoyska kala beyr oo 30 Km galbeed ka xiga magaalada Beledweyne ee
gobolka Hiiraan.

Ragga hubeysan ayaa weerarka ku qaaday si lama filaan ah goob canshuuraha laga maamulo oo askartu ku sugnaayeen.

Ilaa iyo haddase lama sheegin wax hanti ah oo meesha la weerarku laga qaatay.

Gudoomiye ku xigeenka degmada Baledweyne, Cabdiraxmaan Cilmi Cabdi, ayaa BBCda u sheegay in maamulka degmado uu baarayo cidii ka dambeysay weerarkaan.

 
 
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
 
 
Boggan email ugu dir saaxiib Daabac
 
 
 
BBC Copyright Logo ^^ Kor ku noqo
 
  Wararka | Falanqeynta | Barnaamijyada | Mawjadaha | Saadaasha Hawada
 
  BBC News >> | BBC Sport >> | BBC Weather >> | BBC World Service >> | BBC Languages >>
 
  Privacy | Warsidaha Emailka BBC-da | Laanta Soomaaliga | Nagala soo xiriir | Gacan-siin